HomeWararSawirro:-Wafdi gaaray Magaalada Baydhabo iyo soo dhaweeyn loo sameeyay

Sawirro:-Wafdi gaaray Magaalada Baydhabo iyo soo dhaweeyn loo sameeyay

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Maanta waxaa gaaray Gudoomiyaha Guddiga Gaarka Arrimaha Sharciga Doorashooyinka ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayay. Garoonka diyaaradaha Baydhabo ayaa markii uu gaaray Guddoomiye Cabdullaahi Abuukar Xaaji waxaa ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo xubno kale. Intaas kadib ayaa Wafdiga waxaa loo […]

- Advertisement -

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Maanta waxaa gaaray Gudoomiyaha Guddiga Gaarka Arrimaha Sharciga Doorashooyinka ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayay.

Garoonka diyaaradaha Baydhabo ayaa markii uu gaaray Guddoomiye Cabdullaahi Abuukar Xaaji waxaa ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo xubno kale.

- Advertisement -

Intaas kadib ayaa Wafdiga waxaa loo galbiyay Xaruunta Baarlamaanka Koonfur Galbeed,halkaas oo ay kulan kula qaateen Gudoomiyaha Baarlamaanka koonfur galbeed Soomaaliya Cabduqaadir Shariif Sheekhuna Maye.

Sidoo kale kulanka ayaa waxaa ka hadlay Guddoomiye Cabduqaadir Shariif Maye,isla markaana uu Gudoomiyaha Guddiga Gaarka Arrimaha Sharciga Doorashooyinka Baarlamaanka uga mahadceliyay socdaalka ay ku yimideen Baydhabo.

Dhinac kale Guddoomiye Cabdullaahi Abuukar Xaaji ayaa waxaa uu ka warbixiyay Ujedada ay usoo gaareen Magalada Baydhabo,wuxuuna Sheegay in ay kulamo la qaadan Doonan Madaxda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed iyo Bulshada qeybahooda kala duwan.

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories