HomeWararSawirro:-Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay Agaasimaha Madaxtooyada Somalia

Sawirro:-Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay Agaasimaha Madaxtooyada Somalia

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) oo maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ugu horrayn ugu hambalyeeyay xilka cusub ee Madaxweynaha JFS u magacaabay. Kulanka Agaasimaha iyo Duqa Muqdishi ayaa diirada lagu saaray howlaha horumarineed ee Gobolka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) oo maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ugu horrayn ugu hambalyeeyay xilka cusub ee Madaxweynaha JFS u magacaabay.

Kulanka Agaasimaha iyo Duqa Muqdishi ayaa diirada lagu saaray howlaha horumarineed ee Gobolka iyada oo xoogga lasaaray dardargelinta amniga, arrimaha bulshada iyo dib u dhiska goobaha danta guud.

- Advertisement -

Agaasimaha Madaxtooyada ayaa guddoomiyaha cusub u balanqaaday in ay gacan muuqata ka geysanayaan dhammaan dadaallada Lagu horumarinayo adeegyada aasaasiga ah ee Bulshada.

“Gobolka Banaadir waxaa ku yaal caasimadii ummadda Soomaaliyeed waana muhiim in dhammaanteen aan iska kaashanno soo celinta heybaddii ay Muqdisho ku lahayd caasimadaha dunida”.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa dhankiisa ka mahadceliyey soo dhaweynta iyo talooyinka muhiimka ah ee agaasinka Madaxtooyada JFS, isaga oo adkeeyay in maamul iyo shacabba ay xoogga saarayaan sidii loo heli lahaa caasimad qurxoon oo amni ah.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts