HomeMaqalSanbaloolshe “Siyaasadda Somalia Mujaamalada halaga daayo qabiil aan wax ku qeybsano ceeb...

Sanbaloolshe “Siyaasadda Somalia Mujaamalada halaga daayo qabiil aan wax ku qeybsano ceeb maaha” [DAAWO]

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo horay u soo noqday Taliyihii Ha’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Somalia iyo xildhibaan ka tirsanaa Golasha Shacabka ayaa si aan horay looga baran uga hadlay arrimaha Siyaasadda ee Somalia. Wareysiga dalsan Media Group qeybteeda bahisa muuqaalada ay la yeelatay Sanbaloolshe waxaa uu uga jawaabay Su’aalo la xiriiray khudbad uu […]

- Advertisement -

C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe oo horay u soo noqday Taliyihii Ha’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Somalia iyo xildhibaan ka tirsanaa Golasha Shacabka ayaa si aan horay looga baran uga hadlay arrimaha Siyaasadda ee Somalia.

Wareysiga dalsan Media Group qeybteeda bahisa muuqaalada ay la yeelatay Sanbaloolshe waxaa uu uga jawaabay Su’aalo la xiriiray khudbad uu dhawaan ka jeediyay munaasabad ka dhacday Muqdisho isaga oo Siyaasiyiinta Soomaaliyeed ku eedeyay in aysan runta ka sheegin metelaadda, taas oo uu ugala jeedo in marka ay xilka hayaan isaka dhigayaan in aysan qabaa’il gaara metelin marka kalana ay kalsooni ka raadsanayaan beelahooda.

- Advertisement -

Khudbadda uu jeediyay Sabalolshe ayaa weji cusub u yeshay Siyaasadda dalka waxaana hadal hayn badan ay ka dhalisay baraha bulshada hase’ahaate waxaa la weydiiyay in uu ka qoomamaynayo hadalkaas iyo in kale.

Waxa uu yiri “waxaan rabaa Siyaasadda Somaaliyeed inta 4-arrimood taagantahay in lagu dhaqmo sidaan,inta AMISOM dalka ilaalinayso oo Somaliland ay maqantahay oo Shabaab dalka heysto oo qof diyaas-bare ah oo dal kale ka mid yahay Milkiile Madaxtooyadana  geli karo sidaan in lagu dhaqmo ayaan rabaa”,Siyaasadda dalkana si qabiilaysan looga hadlo.

Halkaan ka daawo Wareysi xiisso badan oo uu siiyay Dalsan TV.

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories