HomeWararRa’iisul Wasaare Kheyre oo kusii jeeda Magaalada Dhuusamareeb

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo kusii jeeda Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta la filayaa inay gaaran Magaalada Dhuusamareeb Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug. Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb ayaa waxaa ka socoto qabanqaabada lagu soo dhaweeynayo Ra’iisul Wasaare Kheyre oo saacadaha soo socoda lagu wado inuu halkaas gaaro. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa Maanta la filayaa inay gaaran Magaalada Dhuusamareeb Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug.

Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb ayaa waxaa ka socoto qabanqaabada lagu soo dhaweeynayo Ra’iisul Wasaare Kheyre oo saacadaha soo socoda lagu wado inuu halkaas gaaro.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa lagu wadaa in dhawaan Dhuusamareeb uu ka daahfuro Shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug,kaasi oo ay ka qeyb galayaan inta badan Ergooyin kala duwan oo ka socda beelaha degan Galmudug.

Ammaanka Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Maanta siweyn loo adkeeyay,isla markaana waxaa si wada jir uga sugaya amniga Ciidamo ka tisan dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo dhawaan halkaas la geeyay.

Sidoo kale Inta uu ku sugan yahay Xasan Cali Kheyre alkaas ayaa waxaa uu kulamo kala la qaadan doonaa Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo xubno kamid ah Madaxda Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories