HomeCaalamkaMareykanka iyo 10 dal kale oo dhoolatus ka wada badda Shiinaha

Mareykanka iyo 10 dal kale oo dhoolatus ka wada badda Shiinaha

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Sideed Markab oo kuwa dagaalka ah ,diyaaradaha dagaalka,iyo kun shaqaale ah ka socda Mareykanka iyo toban waddan oo dhaca koonfurta Aasiya ayaa manta ka qeybgalaya dhoolatus ciidan oo ka bilowday biyaha badda ee kulaala koonfurta Shiinaha.

Dhoolatuskaan oo ah kii ugu horeeyay ee dhexmara urur weynaha gobolka koonfurta Aasiya iyo xukkuumadda Washington waxa uu soconayaa muddo shan cisho ah,kaas oo ka bilaabanaaya saldhigga Maraakiibta Sattahip ee dalka Thailand wuxuuna ku dhamaanayaa biyaha badda ee dalka Singapore.

- Advertisement -

Howlgalladaan ayaa imaanaya xilli ay sii xoogeysanayaan howlgalka Mareykanka ee gobolka iyo xiisadda u dhaxeysa Beijing iyo Koonfur-bari Aasiya,taas oo ku saabsan muranka Badda Koonfurta Shiinaha oo ay sheegtaan dalalka Brunei, Malaysia, Vietnam iyo Philippines.

Xukuumadda Shiinaha ayaa lagu waramay in ay heegan galisay iidamada badda dalkaasi,inkastoo aysan jirin wax cabsi ah oo ay ka qabto dhuulatuskaasi ciidan ee ay wadaan Mareykanka iyo toban dal oo ka tirsan Aasiya,gaar ahan koonfurta.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories