HomeWararFaah faahin:-Qaraxii ka dhacay Magaalada Muqdisho + Sawirro

Faah faahin:-Qaraxii ka dhacay Magaalada Muqdisho + Sawirro

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay Qarax Gaari oo ka dhacay Ex-Koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho,kaasi oo jugtiisa laga maqlay qeybo kamid ah Muqdisho. Qaraxaas ayaa waxaa uu ahaa mid lagu soo xiray gaari NOHA,isla markaana uu ku qarxay Wadada laamiga ee Ex-Koontarool,waxaana la sheegay in Gaariga uu doonayay in halkaas uga gudbo Xerada […]

- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay Qarax Gaari oo ka dhacay Ex-Koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho,kaasi oo jugtiisa laga maqlay qeybo kamid ah Muqdisho.

Qaraxaas ayaa waxaa uu ahaa mid lagu soo xiray gaari NOHA,isla markaana uu ku qarxay Wadada laamiga ee Ex-Koontarool,waxaana la sheegay in Gaariga uu doonayay in halkaas uga gudbo Xerada Ciidanka Asluubta oo ku taalla halkaas.

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan dowladda gaar ahaan kuwa Haram cad oo ku sugnaa halkaas la tilmaamay in gaariga ay ka shakiyeen ka dibna  rasaas dhowr ah ay ku fureen Gaariga ,hayeeshee markii dambe uu qarxay.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in Gaariag qarxay ay la socdeen laba ruux iyo Darawlkii waday,waxaana la sheegay in Ciidanka amniga mid kamid ah ay toogteen raggaas,halka mid kalena uu baxsaday.

Askar dhow ah oo ka tirsan Ciidanka dowladda ayaa ku dhaawacmay qaraxaas,waxaana la sheegayaa inuu jiro Khasaaro kale oo soo gaaray dad shacab ah oo xiligaas goobta ka Agdhawaa.

- Advertisement -

Weli ma jiro wax war ah oo ka soo baxay laamaha amniga dowladda Soomaaliya oo ay uga hadlayaan qaraxii ka dhacay Ex-Koontarool Afgooye ee Magaalada Muqdisho.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories