HomeWararDEG DEG:-Qarax Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

DEG DEG:-Qarax Goordhow ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

War Goordhow soo gaaray Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in qarax Xoogan daqiiqado kahor uu ka dhacay Ex-control Afgooye ee Magaalada Muqdisho. Qaraxaas ayaa uu ahaa mid lagu soo xiray Gaari nooca raaxada ah,isla markaan waxaa uu qarxay xili uu marayay Nawaaxiga fariisimo Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska ay ku leeyihiin […]

- Advertisement -

War Goordhow soo gaaray Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in qarax Xoogan daqiiqado kahor uu ka dhacay Ex-control Afgooye ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxaas ayaa uu ahaa mid lagu soo xiray Gaari nooca raaxada ah,isla markaan waxaa uu qarxay xili uu marayay Nawaaxiga fariisimo Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska ay ku leeyihiin Ex-control Afgooye.

- Advertisement -

Goobgoogayaal ayaa sheegay in qaraxa kadib la maqlay rasaas xoogan,taasi oo aan weli la ogeysn Khasaaraha ka dhashay.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa iska gadaamay Aaga uu qaraxa ka dhacay,waxaana halkaas ay ka wadaan baaritaano kala duwan.

La soco wixii kusoo kordha Insha Allaah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories