HomeWararWafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo shir uga qeyb galaya Koonfur Afrika

Wafdi ka socda dowladda Soomaaliya oo shir uga qeyb galaya Koonfur Afrika

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Magaalada Cape town ee Caasimadda dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa gaaray wafdi ka socda dowladda Soomaaliya gaar ahaan Maxkamadda Gobolka Banaadir,iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay. Wafdiga ayaa waxaa hogaaminayay Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Dr.Muuse Macalin Maxamed Axmed,waxaana Garoonka diyaaradaha Cape town kusoo dhaweeyay Ganacsatada Soomaaliyeed, Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika iyo Mas’uuliyiinta Safaaradda Soomalida ee […]

- Advertisement -

Magaalada Cape town ee Caasimadda dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa gaaray wafdi ka socda dowladda Soomaaliya gaar ahaan Maxkamadda Gobolka Banaadir,iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay.

Wafdiga ayaa waxaa hogaaminayay Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Dr.Muuse Macalin Maxamed Axmed,waxaana Garoonka diyaaradaha Cape town kusoo dhaweeyay Ganacsatada Soomaaliyeed, Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Koonfur Afrika iyo Mas’uuliyiinta Safaaradda Soomalida ee dalkaas.

- Advertisement -

Ujeedka uu tegay Guddoomiye Dr. Muuse Macalin Koonfur Afrika ayaa waxaa uu yahay sidii uu uga qeyb geli lahaa Shir looga hadlaayo Arimaha Garsoorka Afrika oo ay soo Qaban qaabisay qaabiyeen International Association of Refugee and Migration Judges (IARMJ).

Guddoomiyaha ayaa ka ku matalidoona Garsoorka Soomaaliya Shirka oo ka furmaya Maanta oo taariikhdu ku beegan tahay 01/09/2019 Magaalada Cape town ee Caasimadda dalka Koonfur Afrika.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories