HomeWararSawirro:-Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay Xarun Degmo oo dib u dhis lagu...

Sawirro:-Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay Xarun Degmo oo dib u dhis lagu sameynayo

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaan maanta dhagax-dhigay xarunta Degmada Shibis oo dib u dhis lagu sameynayo, si loogu adeego bulshada. Munaasabadda dhagax-dhigga ayaa waxaa ka qeyb galay Gudoomiye ku xigeenka Howlaha Guud Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir, iyo Maareeyaha Guud ee Wakaaladda dib u dhiska Qaranka […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaan maanta dhagax-dhigay xarunta Degmada Shibis oo dib u dhis lagu sameynayo, si loogu adeego bulshada.

Munaasabadda dhagax-dhigga ayaa waxaa ka qeyb galay Gudoomiye ku xigeenka Howlaha Guud Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir, iyo Maareeyaha Guud ee Wakaaladda dib u dhiska Qaranka Bashiir Maxamed Jaama Bashiir Goobe.

- Advertisement -

“Maanta waxaan dhagax-dhigay xarunta Degmada Shibis oo dib u dhis lagu sameynayo, si loogu adeego bulshada”ayuu yiri Duqa Muqdisho.

Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa si rasmi ah xilka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ula wareegay Khamiistii lasoo dhaafay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories