HomeWararMaxaa ka jira in Garoon ku yaalla Puntland ay ka degtay Diyaarad...

Maxaa ka jira in Garoon ku yaalla Puntland ay ka degtay Diyaarad sida hub?

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Saacadihii ka soo dhaafay ayaa waxaa baraha Bulshada lagu faafiyay warar sheegaya in Garoonka diyaaradaha Magaalada Qardho ee dowlad Goboleedka Puntland laga dejiyay diyaarad sida hub badan. Taliyaha Garoonka diyaaradaha Qardho Sharmaake Ismaaciil ayaa been abuur ku tilmaamay warar sheegaya diyaarad hub sida laga dejiyay  Garoonka,isla markaana waxaa uu sheegay in wararkaas ay faafiyeen dad […]

- Advertisement -

Saacadihii ka soo dhaafay ayaa waxaa baraha Bulshada lagu faafiyay warar sheegaya in Garoonka diyaaradaha Magaalada Qardho ee dowlad Goboleedka Puntland laga dejiyay diyaarad sida hub badan.

Taliyaha Garoonka diyaaradaha Qardho Sharmaake Ismaaciil ayaa been abuur ku tilmaamay warar sheegaya diyaarad hub sida laga dejiyay  Garoonka,isla markaana waxaa uu sheegay in wararkaas ay faafiyeen dad aan rabin horumarka Qardho.

- Advertisement -

Sidoo kale Taliye Sharmaake ayaa waxaa uu sheegay in diyaaradaha ka soo dega Garoonka Qardho ay yihiin kuwo la ogyahay,waxaana uu dadka uga dhigay inay faafiyan wararka been abuurka ah.

Hadalka Taliyaha Garoonka diyaaradaha Qardho ee Puntland ayaa waxaa uu kusoo aadayaa,iyadoo saacadihii ka soo dhafay baraha Bulshada lagu faafiyay warar sheegayay in diyaarad hub sida ay ka degtay Garoonak diyaaradaha Magaaladaas.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories