HomeWararMaamulka Puntland oo Xabsiga dhigay Taliye Ciidan

Maamulka Puntland oo Xabsiga dhigay Taliye Ciidan

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ciidamo ka tirsan kuwa amniga Puntland ayaa Maanta Xabsi ku yaalla Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ku xiray Taliyaha Booliska Gobolka Cayn ee Puntland. G/sare Ibraahim Cabdi Balayax (Dhool-gu) ayaa waxaa la sheegay inuu diiday amar ay siiyeen Saraakiisha Ciidanka Puntland,kaasi oo ahaa inuu Isbedel ku sameeyo Taliska Booliska  Gobolka Cayn ee Puntland. Sidoo […]

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa amniga Puntland ayaa Maanta Xabsi ku yaalla Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ku xiray Taliyaha Booliska Gobolka Cayn ee Puntland.

G/sare Ibraahim Cabdi Balayax (Dhool-gu) ayaa waxaa la sheegay inuu diiday amar ay siiyeen Saraakiisha Ciidanka Puntland,kaasi oo ahaa inuu Isbedel ku sameeyo Taliska Booliska  Gobolka Cayn ee Puntland.

- Advertisement -

Sidoo kale G/sare Ibraahim Cabdi ayaa iska diiday inuu shaqada Eryo Ciidamo ka tirsan Booliska Gobolkaas,kuwaasi oo la tilmaamay in aysan si toos ah u gudan waajibaadkooda shaqo.

Dhinaca kale ma jiro weli wax war ah oo ka soo baxay maamulka Gobolka Cayn ee dowlad Goboleedka Puntland oo ay uga hadlayan xariga Taliyihii Booliska Gobolkaas  G/sare Ibraahim Cabdi Balayax (Dhool-gu).

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories