HomeWararTaliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta oo si rasmi ah xilka ula wareegay

Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta oo si rasmi ah xilka ula wareegay

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Taliyaha cusub ee ciidanka Asluubta Somaaliyeed Jeneraal Mahad C/raxmaan Aadan ayaa maanta xilka kala wareegay Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe),ka dib markii xaflad lagu maamuusaayey xil wareejintaasi oo ay ka dhacday xarunta Taliska Guud ee ciidanka Asluubta ee magaalada Muqdisho. Waxaa ka qeybgalay munaasabadda Wasiirka Caddaaladda Av.Xasan Xuseen Xaaaji,Wasiirka Dhalinyarada iyo Sportiga Khadiijo […]

- Advertisement -

Taliyaha cusub ee ciidanka Asluubta Somaaliyeed Jeneraal Mahad C/raxmaan Aadan ayaa maanta xilka kala wareegay Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe),ka dib markii xaflad lagu maamuusaayey xil wareejintaasi oo ay ka dhacday xarunta Taliska Guud ee ciidanka Asluubta ee magaalada Muqdisho.

Waxaa ka qeybgalay munaasabadda Wasiirka Caddaaladda Av.Xasan Xuseen Xaaaji,Wasiirka Dhalinyarada iyo Sportiga Khadiijo Mazamed Diiriye,Xeer ilaaliyaha Guud Dr.Axmed Cali |Daahir iyo Madaxda maxkamadha dalka iyo marti sharaf kale.

- Advertisement -

Sareeye Guur Bashiir Maxamed Jaamac(Bashiir Goobe) ayaa taliyaha cusub faah faahin ka siiyaya waxqabada ciidanka Asluubta muddadii uu xilka hayay,isagoo xusay in ciidanka Asluubtu ay ku xuquuq yihiin qeybaha kale ee ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliyeed.

“Waxaan dib u dhis ku sameynay ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyo xarumihii ciidaNKA mudadii an xafiiska joogya,waxaan sidoo kale ciidamada Asluubtu ay dowr muuqda ka qaateen dib u dhiska goobaha taariikhiga ah ah,sida Daljirka Taalada SYL,Xaawa Taako,Dhagaxtuur iyo gooboo kale”. ayuu yiri Bashiir Goobe.

Jeneraal Mahad C/raxmaan Aadan taliyaha cusub ee ciidanka Asluubta Soomaaliyeed ayaa ku ammaanay S/guud Bashiir Goobe mudadii uu xafiiska uu joogay waxyaabihii u qabsoomay,isagoo balanqaaday in uu dardar gelin doonon dhameystirka howlaha horyaala taliska.

- Advertisement -

Ugu dambeyntii Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaaji iyo Xeer-ilaaliyaha guud e Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa u mahadceliyay taliyihii hore,iyagoo kula dardaarmay taliyaha cusub in uu si hufan u guto waajibaadka qaran ee loo igmaday.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories