HomeWararSawirro:-Madaxweynaha KG oo xariga ka jaray Xafiiska Arrimaha Qunsuliyadaha ee Baydhabo

Sawirro:-Madaxweynaha KG oo xariga ka jaray Xafiiska Arrimaha Qunsuliyadaha ee Baydhabo

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Waxaa xarag Jerka Xafiiska Arrimaha Qunsuliyadaha Laanta Baydhabo kasoo qeyb galay Agaasimaha ku-xigeenka Hay”adda Socodalka Jinsiyadaha Soomaaliya, Mas’uliyiin ka socday wasaaradda Arrimaha Dibada dowladda Federaalka iyo Agaasimaha Hay”adda Socodalka Jinsiyadda Laanta Sedaxaad ee Maamulka Koonfur Galbeed. Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta’gareen ayaa ugu horeen u mahadceliyay Dowlada Fedaraalka Soomaaliya, […]

- Advertisement -

Waxaa xarag Jerka Xafiiska Arrimaha Qunsuliyadaha Laanta Baydhabo kasoo qeyb galay Agaasimaha ku-xigeenka Hay”adda Socodalka Jinsiyadaha Soomaaliya, Mas’uliyiin ka socday wasaaradda Arrimaha Dibada dowladda Federaalka iyo Agaasimaha Hay”adda Socodalka Jinsiyadda Laanta Sedaxaad ee Maamulka Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane C/Casiis Xasan Maxamed Lafta’gareen ayaa ugu horeen u mahadceliyay Dowlada Fedaraalka Soomaaliya, isagoona Xafiiskan k tilmamey Nasiib wanaagsan in Bulshada Reer Koonfur Galbeed Adeegyadii ay u aadi jireen Muqdisho Fadhigooda looogu Keenay.

- Advertisement -

Xafiiska Arrimaha Qunsuliyadaha Laanta Baydhabo ayaa Noqoneya kii ugu horeyay oo laga hergaliyo Dowlad Goboleedyada dalka waana Xafiiska labaad ee Qunsuliyadda Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories