HomeWararSawirro:-Guddoonka 2-da Aqal ee BFS oo la kulmay wafdi ka socda EU-da

Sawirro:-Guddoonka 2-da Aqal ee BFS oo la kulmay wafdi ka socda EU-da

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Maanta kulan la qaatay Masuuliyiin kasocday EU-yada. Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka Ahna Guddoomiye kuxigenka 1-aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiwali Ibraahim Sheikh Mudey iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Maanta kulan la qaatay Wafdi Heer-sare ah oo uu Hogaaminayay Stefano Manservisi Agaasimaha Guud […]

- Advertisement -

Guddoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Maanta kulan la qaatay Masuuliyiin kasocday EU-yada.

Kusimaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka Ahna Guddoomiye kuxigenka 1-aad ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiwali Ibraahim Sheikh Mudey iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Maanta kulan la qaatay Wafdi Heer-sare ah oo uu Hogaaminayay Stefano

- Advertisement -

Manservisi Agaasimaha Guud Midowga Yurub u qaabilsan Iskaashiga iyo Horumarinta caalamiga iyo Masuuliyiin kale.

Kulankan ayaa Ka dhacay Xarunta Guddiyadda iyo Guddoonka Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa ayaa looga hadlay Wada-shaqaynta labada dhinac Waa EU-da iyo Baarlamaanka Soomaaliya.

Guddoonka Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Kulanka Ka hadlay ayaa kaga Mahadceliyay Masuuliyiintii ka socday EU-da Sida ay diyaarka ugu yihiin taageerida Dowlad-nimada Soomaaliya.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories