HomeWararSawirro:-Ciidamada AMISOM oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

Sawirro:-Ciidamada AMISOM oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta maamulka Galmudug ayaa Goordhow waxaa gaaray Ciidamo ka tirsan AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti,iyadoo halkaas siweyn loogu soo dhaweeyay. Saraakiil ka tirsan qeybta 21-aad ee Ciidanka Xooga dalka Soomaaliya,Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo dadweyne farabadan ayaa Ciidanka AMISOM kusoo dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb. Ujeedkan Ciidakan AMISOM ayaa waxaa uu yahay sidii ay […]

- Advertisement -

Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta maamulka Galmudug ayaa Goordhow waxaa gaaray Ciidamo ka tirsan AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti,iyadoo halkaas siweyn loogu soo dhaweeyay.

Saraakiil ka tirsan qeybta 21-aad ee Ciidanka Xooga dalka Soomaaliya,Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo dadweyne farabadan ayaa Ciidanka AMISOM kusoo dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb.

- Advertisement -

Ujeedkan Ciidakan AMISOM ayaa waxaa uu yahay sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen sugida amiga  Dhuusamareeb oo lagu wado in uu ka dhacdo Shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug.

Dhinaca kale Ciidanka AMISOM ayaa ka qeyb qaadanaya sugida ammaanka Doorashada Madaxweynaha Galmudug,taasi oo qorshaha uu yahay inay ka dhacdo Magaalada Dhuusamareeb.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories