HomeWararMadaxweyne Farmaajo oo kulan la yeelanaya Ra’iisul Wasaaraha dalka Japan

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la yeelanaya Ra’iisul Wasaaraha dalka Japan

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan Magalaada Yokohama ee dalka Japan ayaa waxaa halkaas waxaa uu weli ka wadaa kulamo kala duwan oo la qaadanayo Madaxdii ka qeyb gashay Shirkii Iskaashiga dalalka Qaaradda Afrika iyo Japan. Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu wadaa in Maanta kulan Magaalada Yokohama kula qaato Ra’iisul Wasaaraha dalka […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan Magalaada Yokohama ee dalka Japan ayaa waxaa halkaas waxaa uu weli ka wadaa kulamo kala duwan oo la qaadanayo Madaxdii ka qeyb gashay Shirkii Iskaashiga dalalka Qaaradda Afrika iyo Japan.

Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu wadaa in Maanta kulan Magaalada Yokohama kula qaato Ra’iisul Wasaaraha dalka Japan Shinzō Abe,iyagoona ka wada hadli doona arrimo kala duwan.

- Advertisement -

Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada JFS Mudane Cabdinuur Maxamed Axmed ayaa sheegay in kulanka Madaxweyne Farmaajo uu la yeelanayo Mudane Shinzō Abe uu yahay mid looga hadli doono sidii Bog Cusub loogu furi lahaa xiriirka u dhexeeya Somalia iyo Japan.

Magaalada Yokohama Japan ayaa waxaa shalay lagu soo gaba-gabeeyay Shirweyne looga hadlayay Iskaashiga dalalka Qaaradda Afrika iyo Dowladda Japan,waxaana dowladda Soomaaliya uga qeyb galay Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories