HomeWararFaah faahin:-Dil ka dhacay Xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho

Faah faahin:-Dil ka dhacay Xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kooxo hubeysan oo Caawa ku dilay Magaalada Muqdisho wiil la sheegay inuu dhalinyaro ahaa. Dilkan ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafada Arjantiin ee Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir,isla markaana waxaa Wiilka dhalinyada ahaa u geystay rag watay Bastoolado,isagoo u geeriyooday rasaas lagu dhuftay. Sidoo kale kooxihii ka dambeeyay […]

- Advertisement -

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kooxo hubeysan oo Caawa ku dilay Magaalada Muqdisho wiil la sheegay inuu dhalinyaro ahaa.

Dilkan ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafada Arjantiin ee Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir,isla markaana waxaa Wiilka dhalinyada ahaa u geystay rag watay Bastoolado,isagoo u geeriyooday rasaas lagu dhuftay.

- Advertisement -

Sidoo kale kooxihii ka dambeeyay falkaas ayaa goobta si deg deg ah uga baxsaday,waxaana Meydka Marxuumka ka qaaday halkaas dad shacab ah oo xiligaas goobta ka Agdhawaa.

Warar la helayo ayaa waxaa ay sheegayan in Marxuumka lagu magacaabi jiray Allaha u naxariistee Cadaawe Cabdulle Farey,isagoo kamid ahaa dadka deegaanka Xaafadda Arjantiin ee Degmada Kaaraan.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa xiliyada qaarkood ka dhaca dilal qorsheysan oo ay geystaan ragga ku hubeysan Bastooladaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories