HomeWararDhimasho iyo dhaawac ka dhashay Gaari siday Tahriibayaal oo ku Rogmaday G/Sanaag

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Gaari siday Tahriibayaal oo ku Rogmaday G/Sanaag

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wararka aan ka heleyno Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in Shil gaari oo sababay Khasaaro isugu jira iyo dhaawac uu ka dhacay deegaanka ka tirsan Gobolkaas. Shilka ayaa waxaa uu yimid kadib markii uu Rogmaday Gaari ay la sodeen ku dhawaad 150 qof tahribyaal Itoobiyan ah,isla markaana kusoo wajahnaa Magaalada Boosaaso,hayeeshee xili ay marayeen […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in Shil gaari oo sababay Khasaaro isugu jira iyo dhaawac uu ka dhacay deegaanka ka tirsan Gobolkaas.

Shilka ayaa waxaa uu yimid kadib markii uu Rogmaday Gaari ay la sodeen ku dhawaad 150 qof tahribyaal Itoobiyan ah,isla markaana kusoo wajahnaa Magaalada Boosaaso,hayeeshee xili ay marayeen deegaan lagu magacaabo tawakal ee hoostaga degmada Xingalool uu rogmaday gaarigii ay la socdeen.

- Advertisement -

Ugu yaraan 50 ruux oo kamid ah Tahriibayaasha Itoobiyanka ah ayaa ku dhaawacmay Shilka,halka weli aan si rasmi ah loo shaakin titada dhimasho,balse ay jiran dad ku geeriyooday halkaas.

Goobta uu shilka ka dhacay ayaa waxaa gaaray dadka deegaanka tawakal ee hoostaga degmada Xingalool ee Gobolka Sanaag,kuwaasi oo gurmad deg deg ah u sameeyay dadkii halkaas ku waxyeeloobay,waxaana dadka dhaawacmay loo qaaday Isbitaalka  ku yaalla Sanaag.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories