HomeWararCiidamada AMISOM oo Maanta tegaya Magaalada Dhuusamareeb

Ciidamada AMISOM oo Maanta tegaya Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Gelinkii dambe ee shalay ayaa waxaa Ciidamo ka tirsan AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti ay gaareen Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud,iyadoona lagu soo dhaweeyay. Taliska qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Guriceel ayaa Ciidanka AMISOM ku soo dhaweeyay halkaas,isla markaama sheegay in Ciidanka ay  Maanta tegayan Magaalada Dhuusamareeb. Sidoo kale Ciidanka […]

- Advertisement -

Gelinkii dambe ee shalay ayaa waxaa Ciidamo ka tirsan AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti ay gaareen Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud,iyadoona lagu soo dhaweeyay.

Taliska qeybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ee ku sugan Guriceel ayaa Ciidanka AMISOM ku soo dhaweeyay halkaas,isla markaama sheegay in Ciidanka ay  Maanta tegayan Magaalada Dhuusamareeb.

- Advertisement -

Sidoo kale Ciidanka AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti oo kasoo baxay Magaalada Baladweyne ayaa horey usoo maray Degmada Matabaan oo dhawaan laga celiyay xili ay doonayeen inay gudaha u galaan degmadaas,kadib markii Ciidanka Alhusunna ay is hor istaag ku sameeyeen.

Ujeedkan Ciidakan ayaa waxaa uu yahay sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen sugida amiga Magaalada Dhuusamareeb oo lagu wado in uu ka dhacdo Shirweynaha dib u heshiisiinta Galmudug.

Dhinaca kale Ciidanka AMISOM ayaa ka qeyb qaadanaya sugida ammaanka Doorashada Madaxweynaha Galmudug,taasi oo qorshaha uu yahay inay ka dhacdo Magaalada Dhuusamareeb.

- Advertisement -

Si kastaba Dowladda Soomaaliya iyo Taliska Guud ee Ciidanka AMISOM ayaa ku heshiiyay in Ciidanka AMISOM la geeyo Dhuusamareeb,waxaana shalay halkaas gaaray Taliyaha Guud Ciiankaas ee Tigabu Yilma.

Hayeeshee waxaa xusid mudan in qorshaha Dhuusamareeb lagu geenayo AMISOM ay diidanayeen Hoggaanka Ahlusunna Waljameeca, Balse arrintaas xal laga gaaray.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories