HomeWararAkhriso:-Jubbaland oo hadashay Amarkii dowladda Somalia ku soo rogtay

Akhriso:-Jubbaland oo hadashay Amarkii dowladda Somalia ku soo rogtay

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa looga hadlay Go’aankii  kasoo baxay dowladda Soomaaliya ee lagu amaray in diyaaradaha ka yimaada kuna socda Kismaayo inay soo maraan Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Sidoo kale Warka ka soo baxay Madaxtooyadda Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay in dowladda Federaalka ay burburin ku […]

- Advertisement -

War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa looga hadlay Go’aankii  kasoo baxay dowladda Soomaaliya ee lagu amaray in diyaaradaha ka yimaada kuna socda Kismaayo inay soo maraan Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.

Sidoo kale Warka ka soo baxay Madaxtooyadda Jubbaland ayaa waxaa lagu sheegay in dowladda Federaalka ay burburin ku heyso Jubbaland iyo xayiraadaha ay kusoo rogtay Shacabka ree Jubbaland.

- Advertisement -

Magaalada Kismaayo ayaa Maanta ka dhacay Banaanbaxyo waa weyn oo looga soo horjeedo dowladda Soomaaliya,kaasi oo looga cabanayay Go’aankii ka soo baxay Hay’adda Duulista iyo Saadaasha Hawada dowladda Soomaaliya.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka ka soo baxay maamulka Jubbaland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories