HomeWararDhageyso:-Duqa Muqdisho oo sheegay in uu furayo waddooyinka xiran ee Muqdisho

Dhageyso:-Duqa Muqdisho oo sheegay in uu furayo waddooyinka xiran ee Muqdisho

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Guddoomiyaba gobolka Banaadir ahna duqa magaaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Finish ayaa xalay la wareegay xilka Gudoomiyaha isaga oo khudbad dheer ka jeediyay munaasabadda xilka uu kula wareegayay. Munaasabadda oo ay ka qeybgaleen qaar ka mid ah guddoomiyaashii horay u soo maray gobolka ayaa waxaa looga hadlay dhibaatooyinka shacabka Magaaladu ku qabaan isusocodka. Gudoomiyaha […]

- Advertisement -

Guddoomiyaba gobolka Banaadir ahna duqa magaaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Cumar Finish ayaa xalay la wareegay xilka Gudoomiyaha isaga oo khudbad dheer ka jeediyay munaasabadda xilka uu kula wareegayay.

Munaasabadda oo ay ka qeybgaleen qaar ka mid ah guddoomiyaashii horay u soo maray gobolka ayaa waxaa looga hadlay dhibaatooyinka shacabka Magaaladu ku qabaan isusocodka.

- Advertisement -

Gudoomiyaha ayaa sheegay in xooggiisa uga badan uu iskugu geyn doono ammaanka magaalada Muqdisho,waxaana uu tilmaamay in uu deg deg ku furayo waddooyinka lagu jaray dhagaxyada.

Halkaan Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories