HomeWararWaddooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho oo maanta xiran

Waddooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho oo maanta xiran

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Waxaa saaka xiran waddooyinka qaar ee magaalada Muqdisho iyada oo la arkayo ciidamo ka tirsan kuwa dowlasda oo sameynaya baaritaano ka duwan kuwii hore. Boqolaal shacab ah ayaa la arkayaa iyaga oo lugaynaya jidadka halboowlaha ah ee caasimadda meelaha qaarkood waxaa loo diidanyahahay in ay maraan gaadiidka noocyafiisa kala duwan oo la celinayo. Isgoyska Jubba,Ceel-gaabta […]

- Advertisement -

Waxaa saaka xiran waddooyinka qaar ee magaalada Muqdisho iyada oo la arkayo ciidamo ka tirsan kuwa dowlasda oo sameynaya baaritaano ka duwan kuwii hore.

Boqolaal shacab ah ayaa la arkayaa iyaga oo lugaynaya jidadka halboowlaha ah ee caasimadda meelaha qaarkood waxaa loo diidanyahahay in ay maraan gaadiidka noocyafiisa kala duwan oo la celinayo.

- Advertisement -

Isgoyska Jubba,Ceel-gaabta iyo jidad kale oo muhiim u ahaa isu socodka ayaa maanta xiean ilaa iyo haarana lama oga sababra ka dambeysa in la xiro.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories