HomeWararSawirro:- Uganda Airlines oo duulimaad toos ah ka bilaawday Magaalada Muqdisho

Sawirro:- Uganda Airlines oo duulimaad toos ah ka bilaawday Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho waxa haatan ka socota munaasabad lagu shaacinayo duulimaadka tooska ah ee Diyaaradda Uganda Airlines  oo noqonaya mid caalami ah. Munaasabadda waxaa goobjoog ka ah masuuliyiin ka tirsan dowladda fedraalka Somalia gaar ahaa Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada iyo masuuliyiin ka heer caalami ah oo lagu casuumay furitaanka munaasabadda. […]

- Advertisement -

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho waxa haatan ka socota munaasabad lagu shaacinayo duulimaadka tooska ah ee Diyaaradda Uganda Airlines  oo noqonaya mid caalami ah.

Munaasabadda waxaa goobjoog ka ah masuuliyiin ka tirsan dowladda fedraalka Somalia gaar ahaa Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada iyo masuuliyiin ka heer caalami ah oo lagu casuumay furitaanka munaasabadda.

- Advertisement -

Dulimaadka tooska ah ee diyaaradda Uganda Airlines  ayaa fududeyn doona culeys ka jiray dhinaca duulimaadka caalamiga ah iyada oo diyaarado aan iskaga kala gooshi Karin dalalka caalamka qaarkood ay sameyn jireen duulimaadyadaas haatanse waxaa muuqata in laga maarmayo.

Sidaan oo kale ayaa horay waxaa munaasabado lagu qabtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho waxaa loogu shaciyay diyaarado duulimaad toos ah ka bilaabaya Muqdisho kuwaas oo iskaga kala gooshaya dalal ku yaalla caalamka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories