HomeWararSawirro:-Madaxweyne Waare oo tababar u soo xiray Ciidamo ka tirsan Booliiska Hirshabelle

Sawirro:-Madaxweyne Waare oo tababar u soo xiray Ciidamo ka tirsan Booliiska Hirshabelle

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Munaasabad maanta ka dhacday magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ayaa tababar loogu soo xiray ciidamo ka tirsan booliiska Hirshabelle kuwaas oo in mudda ah uu u socda carbis ku aaddan sidii ay ugu biiri lahaayeen kuwii hore loo diyaariyay. Ciidamada maanta tababarka loogu soo xiray magaalada Jowhar ayaa ah dufcaddii Labaad ciidamo booliis ah […]

- Advertisement -

Munaasabad maanta ka dhacday magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ayaa tababar loogu soo xiray ciidamo ka tirsan booliiska Hirshabelle kuwaas oo in mudda ah uu u socda carbis ku aaddan sidii ay ugu biiri lahaayeen kuwii hore loo diyaariyay.

Ciidamada maanta tababarka loogu soo xiray magaalada Jowhar ayaa ah dufcaddii Labaad ciidamo booliis ah oo loo diyaarinayo in ay sugaan ammaanka deegaanada maamulka Hirshabelle.

- Advertisement -

Dowladda iyo dowlado kale ayaa Hirshabelle ka gacansiiya arrimaha la xiriira dhismaha ciidamada Booliiska iyo kuwa Daraawiishta oo qorshuhu yahay in lagu wareejiyo ammaanka deegaanada laga saaro Alshabaab.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories