HomeWararRa’iisul-Wasaare Kheyre oo sagootiyay ciidamo loo diyaariyay dagaal ka dhan ah Alshabaab

Ra’iisul-Wasaare Kheyre oo sagootiyay ciidamo loo diyaariyay dagaal ka dhan ah Alshabaab

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda fedraalka Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa booqasho ugu tegay ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka kuwaas oo dhawaan dhameystay tababar in mudda ah uga socday magaalada Muqdisho. Booqashadaan ayaa aheyd mid lagu dhiira gelinayay ciidamadaan si ay ugu dhaqaaqaan deegaanada la qorsheeyay ee ay ka socdaan dagaalka ka dhan ka ah Alshabaab. […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda fedraalka Somalia Xasan Cali Kheyre ayaa booqasho ugu tegay ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka kuwaas oo dhawaan dhameystay tababar in mudda ah uga socday magaalada Muqdisho.

Booqashadaan ayaa aheyd mid lagu dhiira gelinayay ciidamadaan si ay ugu dhaqaaqaan deegaanada la qorsheeyay ee ay ka socdaan dagaalka ka dhan ka ah Alshabaab.

- Advertisement -

Waxa uu shee timaamay Ra’iisul-Wasaaruhu in ay soo noo laatay sharaftii ay lahaan jireen ciidamda xoogga dalka,sidaas darted ciidamada ayuu ku booriyay in ay u diyaar garoobaan howlgalkas culus oo ay uga sii horeeyeen gabdho iyo wiilal naftood u huray dalka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories