HomeCaalamkaKooxo hubeysan oo Haween iyo Carruur badan Afduubtay

Kooxo hubeysan oo Haween iyo Carruur badan Afduubtay

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Kooxo hubeysan ayaa tobaneeyo haween iyo carruur ah ku afduubtay weerar ay ku qaadeen xaafad ku taalla waqooyiga galbeed ee dalka Nigeria, sida ay sheegeen saraakiil iyo dadka deegaanka. Qiyaastii 100 nin oo hubeysan islamarkaana ku socda mootooyin ayaa ku xoobmay xaafadda Wurma ee gobolka Katsina, goor dambe oo maalintii isniinta ahayd, ayaga bililiqeystay kadibna […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo hubeysan ayaa tobaneeyo haween iyo carruur ah ku afduubtay weerar ay ku qaadeen xaafad ku taalla waqooyiga galbeed ee dalka Nigeria, sida ay sheegeen saraakiil iyo dadka deegaanka.

Qiyaastii 100 nin oo hubeysan islamarkaana ku socda mootooyin ayaa ku xoobmay xaafadda Wurma ee gobolka Katsina, goor dambe oo maalintii isniinta ahayd, ayaga bililiqeystay kadibna ka watay qaar ka mid ah dadka deegaanka.

- Advertisement -

“Markii hore waxaa la afduubtay 42 qof, hase yeeshee sideed ka mid ah ayaa soo baxsaday oo kusoo laabtay guryahooda” waxaa sidaas yiri Jabir Tsauri, oo ah maamulaha siyaasadda ee degmada.

Waxa uu sheegay in illaa iyo hadda la la’yahay 33 isugu jira haween iyo caruur, iyo hal nin.

“Burcadda ayaa waxa ay billaabeen inay xiriir lasoo sameyaan qoysaska dadka ay haystaan islamarkaana weydiistaan madax furasho” ayuu yiri Tsauri.

- Advertisement -

Waqooyiga Galbeed ee Nigeria ayaa dhowaanahan waxaa ka jiray afduubyo sii kordhayey iyo rabshado ay dowladda ku eedeysay burcad hubeysan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts