HomeWararDowladda Somalia oo amar culus dul dhigtay Diyaaradaha duulimaadka ku taga Kismaayo

Dowladda Somalia oo amar culus dul dhigtay Diyaaradaha duulimaadka ku taga Kismaayo

Date:

Related stories

Duq magaalo oo Mexico ah oo “guursaday” yaxaas si loo raadiyo barwaaqo

Duqa magaalada San Pedro Huamelula ee Mexico ayaa ka qeybgalay xaflad dhaqameed uu “ku guursaday” yaxaas loo labisay sida aroosad, iyadoo dadka deegaanka ay rumeysan yihiin in munaasabaddan ay keento barwaaqo, roob iyo wax-soo-saar wanaagsan.

Haweeney Ruush ah oo 27 jeer uur qaaday, 69 carruur ah dhashay

Valentina Vassilyeva ayaa taariikhda lagu xusay inay 27 jeer uur qaadday, iyadoo dhashay 69 carruur ah, oo ay ku jiraan 16 laban-laab, 7 saddex-laab iyo 4 afar-laab.

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Go’aan ka soo baxay hay’adda Duulista Hawada Xukuumadda Somalia ayaa lagu sheegay in amar lagu soo rogay bdiyaaradaha duulimaadka ku taga magaalada Kismaayo. Hay’adda ayaa sheegtay in diyaaradaha ka dega garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ay waajib ku tahay in ay soo maraan garoonka diyaaradaha Aadabn Cadde ee magaalada Muqdisho si loo hubiyo loona koontoroolo diyaarad […]

- Advertisement -

Go’aan ka soo baxay hay’adda Duulista Hawada Xukuumadda Somalia ayaa lagu sheegay in amar lagu soo rogay bdiyaaradaha duulimaadka ku taga magaalada Kismaayo.

Hay’adda ayaa sheegtay in diyaaradaha ka dega garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo ay waajib ku tahay in ay soo maraan garoonka diyaaradaha Aadabn Cadde ee magaalada Muqdisho si loo hubiyo loona koontoroolo diyaarad kasta oo ka degeysa Kismaayo.

- Advertisement -

Go’aanka ka soo baxay Hay’adda Duulista iyo saadaasha Hawada Xuykuumadda fedraal;ka Somalia ayaa imaanaya xilli uu taaganyahay khilaaf u dhaxeeya dowladda fedraalka iyo maamulka Jubbaland kaas oo sii xoogaystay wixii ka dambeeyay doorashadii ka dhacday Kismaayo ee uu ku soo baxaty Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

Dhinaca kalana dadka falanqeeya arrimaha Siyaasadda ayaa aaminsan go’aankaan uu saameyn weyn ku yeelan karo caleema saarka madaxweynaha Jubbaland taas oo la qortsheeyay in ay dhacdo 26/9/2019 xilli dowladdu ay sheegtay in aysan aqoonsanayn doorashooyinkii ka dhacay Kismaayo.

 

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories