HomeWararAkhriso:- Xilka qaadis lagu sameeyay Agaasimihii Wasaaradda Ganacsiga Somalia

Akhriso:- Xilka qaadis lagu sameeyay Agaasimihii Wasaaradda Ganacsiga Somalia

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Qaoraal la soo baxay  Xafiiska Wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha xukuumadda fedraalka Somalia  Eng:  Cabdullaahi Cali Xasan ayaa xilkii lagaga qaaday  Cabdullaahi Xayir Ducaale  oo ahaa Agaasimihii Wasaaradda Ganacsiga iyo wershadaha.   Wareegtada oo ku taariikheysan 28/8/2019 ayaa lagu sheegay in xilkaasi si KMG ah loogu dhiibay Cabdi Casiis Ibraahim Aadan oo hore u ahaa […]

- Advertisement -

Qaoraal la soo baxay  Xafiiska Wasiirka wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha xukuumadda fedraalka Somalia  Eng:  Cabdullaahi Cali Xasan ayaa xilkii lagaga qaaday  Cabdullaahi Xayir Ducaale  oo ahaa Agaasimihii Wasaaradda Ganacsiga iyo wershadaha.

 

- Advertisement -

Wareegtada oo ku taariikheysan 28/8/2019 ayaa lagu sheegay in xilkaasi si KMG ah loogu dhiibay Cabdi Casiis Ibraahim Aadan oo hore u ahaa Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Ganacsiga Somalia.

Arrinta ka dambeysay xilka  qaadista Agaasimaha ayaa lagu sheegay in uu ku sopcday baaritaan lana tix raacayay warqad hore oo shaqada uu uga joojiyay wasiirkii Wasaaradda Maxamed Cabdi Xayir Maareeye.

Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa lagu eedeeyay in uu Shaqaalaha Wasaaradda ka dhex abaabulayo kooxeysi,qabiileysi,cabsi gelin, maamul-xumo musuq maasuq,been abuur iyo iska horkeen aan sal laheyn.

- Advertisement -

Halkaan Ka Akhriso Qoraalka

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories