HomeWararSawirro:-Banaanbaxyo ka bilowday Magaalada Dhuusamareeb

Sawirro:-Banaanbaxyo ka bilowday Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wararka laga helayo Magaalada Dhuusamareeb ee Casimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas ay ka bilaawdeen laba Banaanbax oo iska soo horjeeda. Banaanbaxyada ka socda Dhuusamareeb ayaa waxaa lagu taageerayaa dowladda federaalka Soomaaliya,halka mid kalena looga horjeedo. Dadweyne farabadan oo kamid ah Bulshada Dhuusamareeb ayaa isugu soo baxay Waddooyinka Magaalada,kuwaasi oo isugu […]

- Advertisement -

Wararka laga helayo Magaalada Dhuusamareeb ee Casimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas ay ka bilaawdeen laba Banaanbax oo iska soo horjeeda.

Banaanbaxyada ka socda Dhuusamareeb ayaa waxaa lagu taageerayaa dowladda federaalka Soomaaliya,halka mid kalena looga horjeedo.

- Advertisement -

Dadweyne farabadan oo kamid ah Bulshada Dhuusamareeb ayaa isugu soo baxay Waddooyinka Magaalada,kuwaasi oo isugu jira haween,dhalinyaro caruur,isla markaana dhigaya Banaanbaxayada iska soo horjeeda.

Sidoo kale qaar kamid ah dadka dhigaya Bananbax looga hojeedo dowlada ayaa wata boorar ay ku qoran yihiin Erayo ah (Daneyste dooni meyno) iyo Erayo kale.

Banaanbaxa ka socda Magalada Dhuusamareeb ee Casimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa yimid,kadib markii shalay Ahlusunna shaacisay inuu burburay Heshiiskii u dhexeeyay dowladda iyo Ahlusunna,hayeeshee waxaa ka hadlay Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Maxamed Sabriye oo sheegay in dowladda aysan ka bixin qodob kamid ah 10-kii qodob ee dowladda federaalka iyo Ahlusunna ay wada saxiixdeen.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories