HomeWararRa’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo Shir muhiim ah ku soo xiray Muqdisho

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo Shir muhiim ah ku soo xiray Muqdisho

Date:

Related stories

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Qadar) ayaa soo xiray Shir Sanadeedkii Xafiiska Hanti-dhowrka guud ee Qaranka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada oo maalmahan ka socday magaalada Muqdisho. Hanti-dhowraha guud ee Qaranka  Maxamed Maxamuud Cali oo ka hadlayay xiritaanka kulan Sanadeedka Xafiiska Hanti-dhowraha dalka ayaa sheegay inay Baaris ku sameeyeen 25 Wasaaradood iyo Shan ka […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed (Qadar) ayaa soo xiray Shir Sanadeedkii Xafiiska Hanti-dhowrka guud ee Qaranka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada oo maalmahan ka socday magaalada Muqdisho.

Hanti-dhowraha guud ee Qaranka  Maxamed Maxamuud Cali oo ka hadlayay xiritaanka kulan Sanadeedka Xafiiska Hanti-dhowraha dalka ayaa sheegay inay Baaris ku sameeyeen 25 Wasaaradood iyo Shan ka mid Hay’addaha Amiga,arrintaas  oo uu sheegay in ay  qeyb ka tahay nimaadka Maaliyadda dalka iyo sidii loo ilaalin lahaa Hantida-Qaranka.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleda (Qadar) ayaa bogaadiyay wadashaqeynta Xafiisyada Hanti-dhowraha Guud ee Qaranka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada dalka,waxaa kaloo intaas uu ku daray in lagama maarmaan ay tahay in laga shaqeeyo Hormarinta dalka.

Hindise Sharciyeedka Hanti-dhowrka Qaran ayaa haatan horyaala Golaha Aqalka Sare, waxaana uu sharci rasmi ah noqon doonaa markuu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya uu saxiixo.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories