HomeCaalamkaMaleeshiyaad hubeysan oo dad ku laayay Burkina Faso

Maleeshiyaad hubeysan oo dad ku laayay Burkina Faso

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Koox looga shakiyay inay ka tirsan yihiin maleeshiyaad Jihaad-doon ah ayaa saddex qof ku dilay dalka Burkina Faso, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AFP. Weerarka ayaa ka dhacay tuulada Kourao oo ku taalla waqooyiga Burkina Faso Talaadadii, sida saraakiisha ammaanka dalkaas ay u sheegeen AFP. “Dilka saddexdaas qof ayaa waxaa uu cabsi ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Koox looga shakiyay inay ka tirsan yihiin maleeshiyaad Jihaad-doon ah ayaa saddex qof ku dilay dalka Burkina Faso, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka ee AFP.

Weerarka ayaa ka dhacay tuulada Kourao oo ku taalla waqooyiga Burkina Faso Talaadadii, sida saraakiisha ammaanka dalkaas ay u sheegeen AFP.

- Advertisement -

“Dilka saddexdaas qof ayaa waxaa uu cabsi ku reebay dadka deegaanka” ayuu yiri mid kamid ah saraakiisha ku sugan halkaas.

Qof aan magaciisa la shaacin ayaa ka dhawaajiyay in weerarka ay soo qaadeen koox looga shakinsan yahay inay argagixiso yihiin.

Dalka faqiirka ah ee aan badda laheyn ayaa waxaa uu in muddo ah la daalaa dhacayay dhibaatooyin ay kamid yihiin abaaraha iyo weerarada sannooyinkii ugu dambeeyay dalkaas ka harreeyay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts