HomeWararJubbaland oo ku dhawaaqday in xayiraadii ka qaaday Golaha Wasiirada Somalia

Jubbaland oo ku dhawaaqday in xayiraadii ka qaaday Golaha Wasiirada Somalia

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u ah dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta waxaa Shir ku yeeshay Golaha Wasiirada Jubbaland,iyadoo kulanka looga hadlay arrimo kala duwan. Shirka Golaha Wasiirada ayaa waxaa shir Guddoomiyay Madaxweynaha Jubbaland ee dhawaan la doortay Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ,waxaana goobjoog ka ahaa inta badan Golaha Wasiirada maamulkaas. Inta uu socday […]

- Advertisement -

Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG u ah dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta waxaa Shir ku yeeshay Golaha Wasiirada Jubbaland,iyadoo kulanka looga hadlay arrimo kala duwan.

Shirka Golaha Wasiirada ayaa waxaa shir Guddoomiyay Madaxweynaha Jubbaland ee dhawaan la doortay Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ,waxaana goobjoog ka ahaa inta badan Golaha Wasiirada maamulkaas.

- Advertisement -

Inta uu socday Shirka Golaha Wasiirada ayaa waxaa xayiraadii lagaga qaaday Golaha Xukuumada Federaalka ah kaas oo kal hore golaha Wasiirada Jubbaland ay hakiyeen wada shaqayntii ka dhaxaysay labada dhinac.

Maamulka Jubbaland ayaa kal horey shaaciyay in wax Mas’uul ka oo socda dowladda Federaalka uusan imaan kari deegaanada Jubbaland,iyagoo isla markaas ku dhawaaqay inay hakiyeen wada shaqayntii ka dhaxaysay dowladda Federaalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories