HomeWararAkhriso:-Taliyihii Ciidanka Ahlusunna oo Xil Sare loo Magacaabay

Akhriso:-Taliyihii Ciidanka Ahlusunna oo Xil Sare loo Magacaabay

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Genaraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa waxaa lagu magacaabay Taliyaha Guutada 15aad ee Qaybta 21aad Ciidanka dowladda. General Mascuud Maxamed warsame ayaa loo magacaabay inuu noqdo Taliyaha Cusub ee Guutada 15aad ee Qaybta 21aad ee Ciidanka dowladda xoogga dalka. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan […]

- Advertisement -

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Genaraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa waxaa lagu magacaabay Taliyaha Guutada 15aad ee Qaybta 21aad Ciidanka dowladda.

General Mascuud Maxamed warsame ayaa loo magacaabay inuu noqdo Taliyaha Cusub ee Guutada 15aad ee Qaybta 21aad ee Ciidanka dowladda xoogga dalka.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Keyre ayaa kal hore Taliye Mascuud  u xil saarey Hogaaminta Guutada 15aad oo Dhawaan la aas aasey.

Sidoo kale General Mascuud Maxamed ayaa waxaa uu ahaa Taliyihii Ciidanka Ahlusunna ee ku biiray dowladda Federaalka Soomaaliya.

Hoos ka Akhriso Wareegtada magacaabista.

- Advertisement -

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories