HomeWararXiisad u dhexeeysa Puntland iyo Somaliland oo ka taagan Gobolka Sanaag

Xiisad u dhexeeysa Puntland iyo Somaliland oo ka taagan Gobolka Sanaag

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Wararka naga soo gaaraya deegano ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaa saakay ay ka taagan tahay xiisad u dhexeysa Ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa Somaliland. Dad ku sugan Gobolka Sanaag oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Xiisadan ay timid kadib markii Somaliland ay geysay Ciidamo wata gaadiidka nooca dagaalka, deegaano […]

- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya deegano ka tirsan Gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaa saakay ay ka taagan tahay xiisad u dhexeysa Ciidamada maamulka Puntland iyo kuwa Somaliland.

Dad ku sugan Gobolka Sanaag oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in Xiisadan ay timid kadib markii Somaliland ay geysay Ciidamo wata gaadiidka nooca dagaalka, deegaano ka tirsan Gobolkaas.

- Advertisement -

Intaasi kadib ayaa waxaa arrintaas ka war helay Ciidamo ka tirsan Puntland oo ku sugna qeybo kamid ah Sanaag,waxaana laga cabsi qabaa in dagaal uu Culus uu dhexmaro maamulada Somaliland iyo Puntland oo dhowr jeer oo horey uu dhexmaray dagaal.

Jimcihii la soo dhaafay ayaa Puntland ayaa waxaa ku biiray Taliyihii Ciidamada Somaliland ee Degmada Badhan ee Gobolka Sanaag,waxaana Taliyaha Ciidanka Somaliland uu sheegay in Ciidankaas aysan waxba u qaban jirin maamulkooda,isla markaana 25-sanno ay Mushaaar iska qaadan jireen oo kaliya.

maamulada Somaliland iyo Puntland  ayaa isku heysta Gobolka Sanaag,waxaana labada dhinac halkaas ku dhexmaray dagaal sababay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories