HomeWararShir ka qabsoomay Degmo ka tirsan Gobolka Bakool oo la soo gaba-gabeeyay

Shir ka qabsoomay Degmo ka tirsan Gobolka Bakool oo la soo gaba-gabeeyay

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Waxaa Degmada Xudur ee gobolka Bakool lagu soo gabgabeeyey Shir ku saabsanaa wadatashi la xiriiray wareegga Labaad ee Qorshaha  Sagaalaad ee Horumarinta Qaranka. Shirkaasi ay si wada jir ah uqabanayeen Wasaradaha Qorsheynta Dowladda dhexe iyo tan maamulka koonfur galbeed Soomaaliya,iyadoo intii uu soocday waxaa siweyn loo falan qeyeey sidii loga wad shaqeyn lahaa ka qeyb […]

- Advertisement -

Waxaa Degmada Xudur ee gobolka Bakool lagu soo gabgabeeyey Shir ku saabsanaa wadatashi la xiriiray wareegga Labaad ee Qorshaha  Sagaalaad ee Horumarinta Qaranka.

Shirkaasi ay si wada jir ah uqabanayeen Wasaradaha Qorsheynta Dowladda dhexe iyo tan maamulka koonfur galbeed Soomaaliya,iyadoo intii uu soocday waxaa siweyn loo falan qeyeey sidii loga wad shaqeyn lahaa ka qeyb qaadashada qorshaha horumarinta Qaranka ee Sagaalaad.

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta  Koonfur Galbeed Axmed Madoobe Nuunow ayaa Radio Muqdisohu wareysi uu siiyey waxaa uu kaga hadlay waxyaabaha Shirkaas looga hadlay,wuxuuna sheegay in najitooyin wax ku ool ah ay ka soo bexeen shirkaasi.

Sidoo kale shirkan waxaa uu qeyb ka yahay shirar wadatashi ah oo si isku mid ah uga socday gobolada dalka Soomaaliya si bulshada looga talageliyo qorshaha horumarinta Qaranka oo ah kii sagaalaad.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories