HomeWararSawirro:-Guddoomiye Ibraahim dheere oo kormeeray Madal Muhiim ah oo la diyaariyay

Sawirro:-Guddoomiye Ibraahim dheere oo kormeeray Madal Muhiim ah oo la diyaariyay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ku simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ibraahim Cumar Mahadale (ibraahim dheere) ayaa kormeer ku sameeyey madasha loo diyaariyey in ay ka qabsoonto munaasabadda xil la wareegidda iyo soo dhaweynta Duqa Cusub ee Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Filish). Guddoomiye Ibraahin dheere ayaa waxaa uu sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ku simaha Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Gudoomiye ku xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda ibraahim Cumar Mahadale (ibraahim dheere) ayaa kormeer ku sameeyey madasha loo diyaariyey in ay ka qabsoonto munaasabadda xil la wareegidda iyo soo dhaweynta Duqa Cusub ee Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Filish).

Guddoomiye Ibraahin dheere ayaa waxaa uu sheegay in Guddiga ay qabteen Shaqo adeg,isla markaana haatan ay mareyso qaban-qaabada Munaasabada xil la wareegidda Guddoomiye Cumar Finish meel wanaagsan.

- Advertisement -

“Waxaan kormeer ku sameeyey madasha loo diyaariyey in ay ka qabsoonto munaasabadda xil la wareegidda iyo soo dhaweynta Duqa Cusub ee Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Filish)”ayuu yiri Guddoomiye Ibraahim dheere.

Ugu dambeyntii Ku simaha Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa waxaa guddiga uga mahadceliyay hawsha muhiimka ah ay qabteen,kuwaasi oo uu sheegay inay dar-dar geliyeyeen sidii ay u qabsoomi lahayd munaasabad qurux badan.

Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu wadaa in lagu qabto Munaasabad uu hogaanka Gobolka Banaadir kula wareegayo Duqa Cusub ee Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamed Maxamuud (Filish).

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts