HomeWararSawirro:-Ciidanka Galmudug oo duleedka Cadaado ku qarxiyay Miino

Sawirro:-Ciidanka Galmudug oo duleedka Cadaado ku qarxiyay Miino

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowlad Goboleedka Galmudug ee ku sugan Magaalada Cadaado ayaa Maanta qarxiyay miino maalo kahor ay ka soo saareen gudaha Magaaladaas. Ciidanka Booliska Galmudug qeybta Miino baarista ayaa Miinada u qaaday duleedka Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ,isla markaana intaasi kadib qarxiyay. Maamulka degmada Degmada Cadaado, Taliska guud ee Booliiska Galmudug, […]

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowlad Goboleedka Galmudug ee ku sugan Magaalada Cadaado ayaa Maanta qarxiyay miino maalo kahor ay ka soo saareen gudaha Magaaladaas.

Ciidanka Booliska Galmudug qeybta Miino baarista ayaa Miinada u qaaday duleedka Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud ,isla markaana intaasi kadib qarxiyay.

- Advertisement -

Maamulka degmada Degmada Cadaado, Taliska guud ee Booliiska Galmudug, Taliska qaybta Galgaduud ayaa goobjoog ka ahaa Miinada lagu qarxiyey Duleedka Magaalada Cadaado.

Taliska guud ee Booliiska Galmudug ayaa sheegay in Miinada laga soo saaray maalin kahor gudaha Cadaado,taasi oo la doonayay in lagu dhibaateeyo shacabka kunool halkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories