HomeWararMunaasabada Xil wareejinta Taliyaha Cusub ee CXD oo ka socota Muqdisho

Munaasabada Xil wareejinta Taliyaha Cusub ee CXD oo ka socota Muqdisho

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa Maanta waxaa ka socota Munaasabad uu xilka kula wareejiyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed. Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galaya Wasiirka Gaashaandhigga Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe),Saraakiisha kala duwan ee Ciidanka Xoogga dalka,Taliyihii Ciidanka Genaraal Daahir Aadan Cilmi indha-qarshe iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda. […]

- Advertisement -

Magaalada Muqdisho gaar ahaan Xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ayaa Maanta waxaa ka socota Munaasabad uu xilka kula wareejiyo Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galaya Wasiirka Gaashaandhigga Xasan Cali Maxamed (Amar-dambe),Saraakiisha kala duwan ee Ciidanka Xoogga dalka,Taliyihii Ciidanka Genaraal Daahir Aadan Cilmi indha-qarshe iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda.

- Advertisement -

Taliyihii hore ee Ciidanka S/Guuto Daahir Aadan Cilmi (Indha-qarshe) ayaa xilka Ku wareejinaya Generaal Odawaa Yuusuf Raage oo loo magacaabay xilkaas.

Todobaadkii la soo dhaafay Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa Generaal Odawaa Yuusuf Raage u magacaabay inuu noqdo Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories