HomeWararHowlgal dad lagu qabtay oo laga sameeyay xaafad ka tirsan Muqdisho

Howlgal dad lagu qabtay oo laga sameeyay xaafad ka tirsan Muqdisho

Date:

Related stories

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Government, Opposition Reach Election Consensus

Political talks underway in Mogadishu have made significant progress,...

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Ciidamo ka tirsan kuwa amniga dowladda Soomaaliya ayaa xalay waxaa howlgal ay ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir. Howlgalka ayaa Ciidamada waxaa ay sigaar ah uga sameeyeen xaafadda Carafaad oo ka tirsan Yaaqshiid,isla markaana waxaa lagu qabtay intii uu socday dad u badan dhalinyaro,kuwaasi oo looga shakiyay falal amni darro. Wararka […]

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa amniga dowladda Soomaaliya ayaa xalay waxaa howlgal ay ka sameeyeen Xaafado ka tirsan Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir.

Howlgalka ayaa Ciidamada waxaa ay sigaar ah uga sameeyeen xaafadda Carafaad oo ka tirsan Yaaqshiid,isla markaana waxaa lagu qabtay intii uu socday dad u badan dhalinyaro,kuwaasi oo looga shakiyay falal amni darro.

- Advertisement -

Wararka ayaa intaasi waxaa ay ku darayan in howlgalkaas lagu qabtay Sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa Al-shabaab xili uu ku sugnaa Guri ku yaalla Wada dayactirka ee Degmada Yaaqshiid.

Sidoo kale dadkii Ciidanka ay qabteen ayaa waxaa la isugu geeyay meel barxad ah,isla markaana waxaa la tilmaamay in qaarkood ay horey usii wateen,in kastoo weli wax war laamaha amniga dowladda ay soo saarin.

Inta badan Ciidanka amniga dowladda Soomaaliya ayaa waxaa xiliyada habeenkii ah ay howlgallo amniga lagu xaqiijinayo ay ka sameeyaan Xaafaddo ka tirsan degmooyinka Gobolka Banaadir.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories