HomeWararDhimasho iyo dhaawac ka dhashay Roob xoogan oo ka da'ay Magaalada Hargeysa

Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Roob xoogan oo ka da’ay Magaalada Hargeysa

Date:

Related stories

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Magaalada Hargeysa ee Caasimadda maamulka Somaliland ayaa waxaa gelinkii dambe ee Maanta ka da’ay roobab xoogan. Roobabka oo ahaa kuwa xoogan ayaa Hargeysa iyo deegaanada hoos yimaada ka da’ayay saacado xiriir ah,isla makaana waxaa ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray dad shacab ahaa. Sidoo kale Roobkan ayaa watay dabeylo oo […]

- Advertisement -

Magaalada Hargeysa ee Caasimadda maamulka Somaliland ayaa waxaa gelinkii dambe ee Maanta ka da’ay roobab xoogan.

Roobabka oo ahaa kuwa xoogan ayaa Hargeysa iyo deegaanada hoos yimaada ka da’ayay saacado xiriir ah,isla makaana waxaa ka dhashay Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaaray dad shacab ahaa.

- Advertisement -

Sidoo kale Roobkan ayaa watay dabeylo oo burburiyay guryo ku yaallay Magaalada Hargeysa,waxaana qeybo badan oo kamid ah Magaalada ka maqan Caawa Korontada.

Waxaa kaloo uu saameeyn ku reebay roobkii Hargeysa gaadiid badan oo yaallay laamiga dhinaciisa,waxaana kusoo kor dumay boorar badan oo surnaa laamiga dhinaciisa.

Ugu yaraan saddex ruux ayaa ku geeriyootay roobka,waxaana ku dhaawacmay ku dhawaad 16 ruux,waxaana la dhigay isbitaalada ku yaalla halkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories