HomeWararAhlusunna oo shaacisay inuu burburay heshiiskii dowladda Soomaaliya

Ahlusunna oo shaacisay inuu burburay heshiiskii dowladda Soomaaliya

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxa Xukuumadda dowlad Goboleedka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa waxaa lagu shaaciyay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka baxday heshiiskii ay la gashay maamulka Galmudug iyo Ahlusunna Waljameeca. Warka ka soo baxay Sheekh Shaakir ayaa waxaa lagu sheegay inuu burburay dhammaan heshiiskii u dhexeeyay dowladda iyo Ahlusunna,waxaana sababta ay ku […]

- Advertisement -

War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxa Xukuumadda dowlad Goboleedka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir ayaa waxaa lagu shaaciyay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka baxday heshiiskii ay la gashay maamulka Galmudug iyo Ahlusunna Waljameeca.

Warka ka soo baxay Sheekh Shaakir ayaa waxaa lagu sheegay inuu burburay dhammaan heshiiskii u dhexeeyay dowladda iyo Ahlusunna,waxaana sababta ay ku sheegeen inay tahay,kadib markii dowladda Ciidamo  ku soo daad gureysay Magaalooyinka Galmudug.

- Advertisement -

Sidoo kale Ahlusunna ayaa shacabka reer Galmudug ugu baaqday inay isku diyaariyaan difaaca naftooda,dadkooda,dalkooda iyo diintooda,isla markaana ay ilaaliyaan nabadgalyadooda.

Hoos ka Akhriso Warka baxay Xafiiska Madaxa Xukuumadda Galmudug.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories