HomeWararAhlusunna oo is hor istaaga ku sameeysay Kolonyo ka tirsan Ciidanka AMISOM

Ahlusunna oo is hor istaaga ku sameeysay Kolonyo ka tirsan Ciidanka AMISOM

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Wararka aan ka heleyno Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in Kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti laga celiyay degmo ka tirsanaa Gobolkaas. Ciidamo ka tirsan Ahlusunna ayaa waxaa la sheegay in Kolonyada ay la socdeen Ciidamada AMISOM oo ka soo baxay Magaalada Baladweyne ay ku celiyeen deegaan lagu magacaabo Janta Guundisho […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in Kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti laga celiyay degmo ka tirsanaa Gobolkaas.

Ciidamo ka tirsan Ahlusunna ayaa waxaa la sheegay in Kolonyada ay la socdeen Ciidamada AMISOM oo ka soo baxay Magaalada Baladweyne ay ku celiyeen deegaan lagu magacaabo Janta Guundisho oo ka tirsan Gobolka Hiiraan.

- Advertisement -

Ciidanka Jabuuti ayaa doonayay inay guhaha soo galaan Degmada matabaan ee isla gobolkaas,hayeeshee lagu sameeyay is hor istaag,waxaana haatan ay ku sugan yihiin deegaanka Janta Guundisho.

Wararka ayaa intaasi ku daraya in haatan deegaanka Janta Guundisho ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhexeysa Ahlsunna iyo Ciidankii Jabuuti  ee kasoo baxay Baladweyne.

Sidoo kale Ahlusunna Waljameeca ayaa la tilmaamay in Ciidamo badan ay geysay Wadooyinka soo gala iyo kuwa kabaxa degmada Degmada Matabaan ee Gobalka HIiraan.

- Advertisement -

Ilaa iyo hada lama oga wax sababay in Ahlsunna ay ishor istaag ku sameeyaan Kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti,kuwaasi oo kasoo ambabaxay Magaalada Baladweyne oo ku leeyihiin  Saldhig Ciidan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts