HomeWararSawirro:-Wasiir Maareeye oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Qoyska Marxuum Eng. Yariisow

Sawirro:-Wasiir Maareeye oo Xafiiskiisa ku Qaabilay Qoyska Marxuum Eng. Yariisow

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Allaha Unaxriiste ehlada Guddoomiyhii hore ee Gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow (Eng. yariisoow ) ayaa maanta Boqasho ku yimid Xarunta wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukumadda Fedraalka ah ee soomaaliya. Waxaa soo dhaweeyay Maamulka Wasaaradda Warfaafinta,waxayna sidoo kale kormeer ku tageen qeybaha Warbaahinta Qaranka,sida Tvga Radiyah iyo keedka hadalka radio […]

- Advertisement -

Allaha Unaxriiste ehlada Guddoomiyhii hore ee Gobolka Banaadir ahaana Duqii Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow (Eng. yariisoow ) ayaa maanta Boqasho ku yimid Xarunta wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukumadda Fedraalka ah ee soomaaliya.

Waxaa soo dhaweeyay Maamulka Wasaaradda Warfaafinta,waxayna sidoo kale kormeer ku tageen qeybaha Warbaahinta Qaranka,sida Tvga Radiyah iyo keedka hadalka radio Muuqdisho.

- Advertisement -

Mas’uuliyiinta Wasaardda oo uu ugu horeeyo Wasiirka,agaasimaha guud,agaasimayaasha waaxyaha ayaa ka qeybgalay kulanka soo dhaweynta ah.

Maxamed Cabdiraxmaan Cumar Cismaan yariisoow ayaa oga mahadceliyaya masuuliyinta wasaaradda warfaafinta sida ay ogu soo dhaweyeen xaruunta wasaaradda.

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa uga tacsiyay qoysa Eng yariisoow geerida aabohooda, isagoo sheegay in waxyaabo muuqda uu dalka u qabatay marxuumka intii uu noolaa.

- Advertisement -

Allaha Unaxriiste Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow Eng. yariisoow ayaa labo mar wax uu wasiir ka soo noqday Wasaaraddan Warfaafinta Xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories