HomeWararSawirro:-Ciidanka Puntland oo howlgal ka sameeyay Buuraha Golis

Sawirro:-Ciidanka Puntland oo howlgal ka sameeyay Buuraha Golis

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Ciidanka kumaandooska ee PMPF iyo Cutubyo ka tirsan qeybta Bari ee Ciidanka daraawiishta Puntland oo fadhigoodu yahay deegaanka Af-urur ayaa waxaa maalmihii la soo dhaafay howlgalo ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan buuraha silsilada Golis. Ciidanka Puntland ayaa howlglka ka sameeyay deegaano ay ku sugnaayeen dagaalamayaasha Al-shaabab,waxaana deegaanada howlgalkaas laga fuliyay kamid ahaa Maraje,Togga Naara,Isha […]

- Advertisement -

Ciidanka kumaandooska ee PMPF iyo Cutubyo ka tirsan qeybta Bari ee Ciidanka daraawiishta Puntland oo fadhigoodu yahay deegaanka Af-urur ayaa waxaa maalmihii la soo dhaafay howlgalo ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan buuraha silsilada Golis.

Ciidanka Puntland ayaa howlglka ka sameeyay deegaano ay ku sugnaayeen dagaalamayaasha Al-shaabab,waxaana deegaanada howlgalkaas laga fuliyay kamid ahaa Maraje,Togga Naara,Isha bood,Ceel unkud,Kala dhacda illaa iyo Balqooxle.

- Advertisement -

Taliyaha Ururka 1-aad Ciidanka kumaandooska PMPF ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa uu sheegay in howlgalka ay guulo ka gaareen,isla markaana uu socday muddo saddex maalmood ah.

Deegaano ka tirsan buuraha sil-silada Golis ee Gobolka Bari ayaa waxaa ku sugan dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab iyo Daacish,kuwaasi oo weeraro ku qaada Saldhigyo ay leeyihiin Ciidanka Puntland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories