HomeWararMas’uuliyiin ka tirsan Dowladda iyo M/Goboleedyada oo Shir uga furmaya Garoowe

Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda iyo M/Goboleedyada oo Shir uga furmaya Garoowe

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Magaalada Garoowe ee Caasimadda  dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa gaaray wafdi ballaaaran oo ka kooban Madasha Guddiyada Dastuurka ee heer Federal iyo heer dawlad Goboleed,iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay. Wafdigan oo uu hogaaminayay Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka JFS Mudane CabdiXassan Cawaale Qeyb-diid ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Garoowe kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo ugu horeeyo Madaxweyne Saciid […]

- Advertisement -

Magaalada Garoowe ee Caasimadda  dowlad Goboleedka Puntland ayaa waxaa gaaray wafdi ballaaaran oo ka kooban Madasha Guddiyada Dastuurka ee heer Federal iyo heer dawlad Goboleed,iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay.

Wafdigan oo uu hogaaminayay Guddoomiyaha Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka JFS Mudane CabdiXassan Cawaale Qeyb-diid ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Garoowe kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Puntland oo ugu horeeyo Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni iyo xubno kale.

- Advertisement -

Madasha Guddiyada Dastuurka ee heer Federal iyo heer dawlad Goboleed ayaa Magaalada Garoowe waxaa lagu wadaa inay ku yeeshaan Shirkii 4aad,kaasi la iskula meel dhigayo cutubyada 10aad ilaa 15aad oo ay dhawaan dib u eegis ku sameeyeen Guddiyada heer Federaal.

Kulanka Madasha ayaa waxaa uu halkaas ka socon doonaa muddo saddex maalmood ah,isla markaana waxaa ka qeyb galaya Guddiyada heer Federal iyo kuwa dastuurka ee dawlad goboleedyada dalka ka jira.

Sidoo kale kulankaas ayaa inta uu socdo waxaa ka qeyb galaya Xubno ka socda Guddoonada Baarlamaanada Dawlad goboleedyada dalka.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories