HomeWararMadaxweynaha K/Galbeed oo Amar siiyay Saraakiisha Ciidanka Booliska

Madaxweynaha K/Galbeed oo Amar siiyay Saraakiisha Ciidanka Booliska

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Kulan looga hadlayey xoojinta Amaanka iyo ka hortagida falalka lidiga ku ah Amaanka Koonfur Galbeed ayaa waxaa wada Qaatay Saraakiisha Ciidanka Booliska Qeybahooda kala duwan iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen. Kulanka ayaa inta uu socday waxa uu ahaa sidii la isku dhaafsan lahaa Fikrado lagu xoojin karo Amaanka iyo sidii […]

- Advertisement -

Kulan looga hadlayey xoojinta Amaanka iyo ka hortagida falalka lidiga ku ah Amaanka Koonfur Galbeed ayaa waxaa wada Qaatay Saraakiisha Ciidanka Booliska Qeybahooda kala duwan iyo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen.

Kulanka ayaa inta uu socday waxa uu ahaa sidii la isku dhaafsan lahaa Fikrado lagu xoojin karo Amaanka iyo sidii looga hortegi lahaa weerarada Al-shabaab.

- Advertisement -

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa u mahadceliyey Sarakiisha Ciidanka Booliska Kaalinta wanaagsan ee ay ka Qaateen sugida Amaanka Magaalada Baydhabo iyo sida Har iyo Habeen ay ugu Taaganyihiin Sidii ay ubadbaadin lahayeen Shacabkooda Somaliyeed.

Dhanka kale Madaxweyne Cabdicasiis Lafta Gareen ayaa Sarakiisha ku amray inay sii laba jibaaran sidii looga shaqayn lahaa sugid Amaanka Guud Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories