HomeWararBulshada Rayidka oo Beesha Caalamka u gudbiyay Cabasho ka dhan ah Kenya

Bulshada Rayidka oo Beesha Caalamka u gudbiyay Cabasho ka dhan ah Kenya

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Iyadoo dowladda Kenya oo ku howlan tahay sidii ay uga shaqeyn lahayd dhibaataynta bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan dhinacyada badda iyo Beriga ayaa arrimahaasi waxaa durba qeylo dhaan ka muujinaya qeybaha kaladuwan ee bulshada Soomaaliyeed,kuwaasi oo ka dhiidhinaya talaabooyinka ay kenya wado. Kulan ka dhacay magaalada Muqdisho,ayna ka qeyb galen ururada bulshada rayidka Soomaaliyeed ayaa siweyn […]

- Advertisement -

Iyadoo dowladda Kenya oo ku howlan tahay sidii ay uga shaqeyn lahayd dhibaataynta bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan dhinacyada badda iyo Beriga ayaa arrimahaasi waxaa durba qeylo dhaan ka muujinaya qeybaha kaladuwan ee bulshada Soomaaliyeed,kuwaasi oo ka dhiidhinaya talaabooyinka ay kenya wado.

Kulan ka dhacay magaalada Muqdisho,ayna ka qeyb galen ururada bulshada rayidka Soomaaliyeed ayaa siweyn loogu cambaareyeey ficilada guracan oo dowladda Kenya ay u soo maleegeyso shacabka Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Xubnaha halkaasi ka hadlay waxaa kamid ahaa C/qaadir Ibraahim Gacal (Abkow)Xaliimo Jaamac Afrax,Caasho Shaacuur Ugaas,iyo Maxamed Cilmi,dhamaan xubnaha ayaa sheegay in sababta Kenya ay Qaramada Midoobey dalabaadka u h or dhigayso ay tahay in ay fursad u hesho dhibaataynta shacabka Soomaaliyeed.

geba gebada shirkooda ayaa waxaa ay ka soo saareen baaqyo ay u jeedinayaan Qaramada midoobe oo ay ka dalbanayan in il gaar ah ay ku eegto dhaq dhaqaaqyada ay waddo dowladda Kenya,kuwaasi oo ay ku sheegeen in saldhig ay u yihiin sidii loo curyaamin lahaa danaha umadda Soomaaliyeed.

kenya ayaa dhowr jeer waxaa ay burburisay xarumo ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed,taasi oo dowladda Soomaaliya ay si kulul u cambaareysay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories