HomeWararAfar Xisbi siyaasadeed oo War kasoo saaray Xaaladda Galmudug Baaqna u diray...

Afar Xisbi siyaasadeed oo War kasoo saaray Xaaladda Galmudug Baaqna u diray DFS

Date:

Related stories

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Qaar kamid ah Xisbiyada siyaasadeed ee dalka ka jiray ayaa War ka soo saaray xiisada siyaasadeed iyo mida amnig  ka jirta deegaanada dowlad Goboleedka Galmudug. War-saxaafadeed ka soo baxay Xisbiyada kala Horusocod Qaran,Xisbiga Nabadda, Ilays iyo Wadajir, ayaa waxaa lagu sheegay in amni darri ay buuri karto Ciidanka ay dowladda geeneyso Magaalada Dhuusamareeb,isla markaana magaaladaas […]

- Advertisement -

Qaar kamid ah Xisbiyada siyaasadeed ee dalka ka jiray ayaa War ka soo saaray xiisada siyaasadeed iyo mida amnig  ka jirta deegaanada dowlad Goboleedka Galmudug.

War-saxaafadeed ka soo baxay Xisbiyada kala Horusocod Qaran,Xisbiga Nabadda, Ilays iyo Wadajir, ayaa waxaa lagu sheegay in amni darri ay buuri karto Ciidanka ay dowladda geeneyso Magaalada Dhuusamareeb,isla markaana magaaladaas ay tahay deegaanada ugu nabdoon Soomaaliya.

- Advertisement -

Waxaa kaloo ay Xisbiyada kala ah Horusocod Qaran,Xisbiga Nabadda, Ilays iyo Wadajir ugu baaqdeen dowladda Soomaaliya in ay fuliso dhammaan heshiisyadii ay la gashay Galmudug iyo Ahlusunna Waljameeca.

Hoos ka Akhriso War-saxaafadeedka ka soo baxay Xisbiyada.

- Advertisement -

 

 

 

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories