HomeWararWararkii ugu dambeeyay Ciidamadii ka socday dowladda ee degay Dhuusamareeb

Wararkii ugu dambeeyay Ciidamadii ka socday dowladda ee degay Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa saakay ka degay diyaarado siday Ciidamo ka tirsan Booliska dowladda Federaalka  Soomaaliya. Ciidamada ka degay Dhuusamareeb ayaa waxaa ay ka qeyb qaaadan doonaan adkeynta ammaanka magaaladaasi  oo martigelinaysa shirka dib uheshiisiinta Galmudug. Ciidamadan ayaa la wareegay xarunta lagu qabanayo shirka dib uheshiisiinta Galmudug oo […]

- Advertisement -

Garoonka diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa saakay ka degay diyaarado siday Ciidamo ka tirsan Booliska dowladda Federaalka  Soomaaliya.

Ciidamada ka degay Dhuusamareeb ayaa waxaa ay ka qeyb qaaadan doonaan adkeynta ammaanka magaaladaasi  oo martigelinaysa shirka dib uheshiisiinta Galmudug.

- Advertisement -

Ciidamadan ayaa la wareegay xarunta lagu qabanayo shirka dib uheshiisiinta Galmudug oo loo qorsheeyay inay degaan Ergada ka qey galeysa Shirkas iyo iyo garoonka diyaaradaha,si ay u xoojiyaan ciidamada ammaanka magaaladaasi.

Sidoo kale Ciidamada ayaa la wareegay Xarunta Madaxtooyadda Magaalada Dhuusamareeb ee dowlad Goboleedka Galmudug iyo xumo kale oo ku yaala halkaas.

Dhawaan ayay aheyd markii hogaanka Ahlusunna Waljameeca ay ka horyimideen in Ciidamo ka socda dowladda Soomaaliya la geeyo deegaanada Galmudug,iyadoo ay xusid mudan tahay in diyaarado siday Ciidamo laga soo celiyay Magaalooyinka Dhuusamareeb iyo Cadaado.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories