HomeCaalamkaMareykanka iyo Taliban oo Maanta heshiis kala saxiixan doona

Mareykanka iyo Taliban oo Maanta heshiis kala saxiixan doona

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Heshiis la filayo in lagu soo gaba gabeeyo dagaalka 18-ka sano ka socda dalka Afghanstan ayaa lagu wadaa in ay maanta kala saxiixdaan wakiilo ka kala socda ururka Taliban iyo Mareykanka. Afhayeen u hadlay Taliban oo lagu magacaabo Zabihullah Mujahid ayaa VOA u sheegay in wadahadallada Mareykanka iyo Taliban oo muddo sanad ah ka socda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Heshiis la filayo in lagu soo gaba gabeeyo dagaalka 18-ka sano ka socda dalka Afghanstan ayaa lagu wadaa in ay maanta kala saxiixdaan wakiilo ka kala socda ururka Taliban iyo Mareykanka.

Afhayeen u hadlay Taliban oo lagu magacaabo Zabihullah Mujahid ayaa VOA u sheegay in wadahadallada Mareykanka iyo Taliban oo muddo sanad ah ka socda dalka Qatar ay hadda marayaan heer gabo gabo ah.

- Advertisement -

Wuxuu sheegay in labada dhinac ay hadda isla falanqeynayaan qeybta ugu muhimsan oo ah qaabka ay ciidamada Mareykanka uga baxayaan Afghanstan.

Wadahadalladaan oo soo maray sagaal wareeg, ayaa waxaa Mareykanka u matalaya diblamaasiga ku dhashay dalka Afghanstan balse heysta dhalashada Mareykanka ee Zalmay Khalilzad.

Dagaalka Afghanstan ayaa soo billowday sanadki 2001, markaas oo Mareykanka oo kaashanaya xulufadiisa NATO ay awoodda ka tuureen maamulki Islaamiga ahaa ee Taliban.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts